Baarlamaanka Somaliya Oo ansixiyey Raysal Wasaarihii Uu Soo Magacaabey Farmaajo.

Raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hortegey Baarlamaanka  Somalia si ay u siyaan codka kalsoonida. Kalfadhigga kowaad ee Baarlamaanka waxaa furey madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo khudbad ka jeediyey xildhibaanadana ka codsadey in ay Raysawasaaraha siiyaan codka kalsoonida si loo dhaariyo xukuumaddna u soo dhiso.

Khayre ayaa waxa codka kalsoonida siiyey 230 xildhibaan oo kalafadhigan kasoo xaadirey.

Log11