Daawo-Gudoomiyaha Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Baaq Ha’adaha Caalamiga Abaaraha Ka Dhacay Dalka.

Daawo-Gudoomiyaha Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Baaq Ha’adaha Caalamiga Abaaraha Ka Dhacay Dalka.

Gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland Baashe
Maxamed Faarax ayaa waxaa uu ku hanjabey in uu soo bandhigi doono magacyada dad uu sheegay in ay carqalad ka dhex wadaan wada hadalo iyo dhex dhaxaaadin laga dhex wado reero walaalo ah oo dhawaan dagaal ku dhex maray gobalka Sool
Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa uu sidoo kale ka hadley abaaraha dalka ka jira isaga oo ugu baaqay in taakuleynta dadka ay abaaruhu ku dhufteen laga qeyb qaato

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan