Daawo Mayarka Degmada Gabiley Oo Ka Hadlay Xaalada Biyo Yaraaneed Ee Soo Foodsaartay Gabiley iyo Halka ay Marayso Xaalada Abaareed ee Magaalada

Gabiley(GNN)Daawo Mayarka Magaalada Gabiley Ayaa Maanta Ka Hadlay Xaalada Biyo Yaraaneed Ee Soo Foodsaartay Gabiley iyo Halka ay Marayso Xaalada Abaareed ee Magaalada Maxamed Amiin Cumar Gudomiyaha Golaha Deegaanka Gabiley Waxa Uu Carabka Ku Dhuftay In Ay Dad Gaar Ahi Ay Siyaasad Ka Dayayaan Arinta Biyo Yaraanta Gabiley
Sidokale Maayar Maxamed Amiin Cuma Cabdi Waxa Uu Bulshada Reer Gabiley Ugu Bushaareeyay In Ay Dhawaan Ceel Cusub Kusoo Kordhin Doonan Ceelasha Biyaha Gabiley

Gabiley.Net

Office Gabiley