DAAWO:Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Saldhiga Milateri Ee Dawlada Imaaraadka Carabta Laga Siiyey Magaalada Berbera

Garyaqaanka guud ee Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu ka hadlay saldhiga Milater ee dawlada Imaaraadka Carabta laga siiyey magaalada Berbera kaas oo ay kala saxeexdeen dawladaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.