Daawo:Wasiirka qorshaynta oo sheegay inu isbadal ku yimid sanduuqa harumarina Somaliland ee SDF marka la gaadho bisha sagaalad ee sanadkan 2017

Wasiir qabya-tire ayaa waxaa uu sheegay in lacagti sanduuqaas ku soo dhaceysay ay sameyn ku yeeshen is bed bedelka suuqyada lacagta ee qaarada Yurub iyo Mudda Kodhintii ay sameyeen glaha Guurtidu , isla markaana dalal badan oo lacag ku soo shubi lahaa sanduuqaasi ay is bed bedeladaas lacagta qaarada Yurub ay sameyn ku yeelatey taas oo galaafatey mashaariic sanadkan la qaban lahaa,Dhinca kale wasiir Qabo ayaa waxaa uu hoosta ka xariiqay in mashaariicdaasi dib loogu riixay sanadka 2018 oo uu furmi doono qeybta labaad ee SDF 2