Dawlada Somaliland Oo Xaqiijisay In Imaraadku Safaaradiisii Uu Kala Baxay Magaalada Moqdisho.

Dawlada Somaliland Oo Xaqiijisay In Imaraadku Safaaradiisii Uu Kala Baxay Magaalada Moqdisho.
Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland
Maxamed Muuse Diiriye oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in dawlada imaraadku ay safiirkeedii ka joogay caasimada Somaliya ee Moqdisho ay kala baxdey.