Deg Deg ]:-Daawo Wada Hadaladii Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo Oo Dib U Dhacay Iyo Wakhtiga Loo Balamey.

Wada hadaladii Somaliland iyo Maamulka Khaatumo oo maanta
loo balan sanaa in wajigiisii saddexaad ka furmo dalka Jabuuti ayaa waxaa ku yimid dib u dhac kooban .

Wada hadalkan ayaa waxaa uu dib u dhacay muddo hal maalin ah , ka dib markii wafuudii ka qeyb gali laheyd ay maanta baaqdeen , waxaana loo balamey in maalinta bari ah uu ka furmo dalka Jabuuti