Daawo-Taxanaha Silsiladii Miimleyda Ee Uu Bilaabey Weedhsame Iyo Maansooyin Cusub Iyo Tirada Abwaanada Kusoo Biiray.

Taxanaha Silsiladii Miimleyda Ee Uu Bilaabey Weedhsame Iyo Maansooyin Tiro Badan OO Todobaadkii U Danbeeyeyba iska Soo Daba Dhacayey Ayaa maanta Waxaa mar Soo Wada Baxay Afar Maanso oo kala Duwan kuwaas oo ay kagaga Soo Qayb Qaateen Dhalinyar Abwaano Ah Oo Si Aftahanimo Iyo Suugaanimo leh ugaga Dhiibtay Fikirkooda.

Maansada 6aad “Maandhaaf” Abwaan Abdullahi Aden Samater

Maansada 7aad “Milay” C/raxmaaan Haldhis.

Abwaankii 8aad C/qaadir Qalinle Maansada “ISMOODSIIS”

Abwaankii 9aad Farxaan Maxamed Maansada”ISKA HUBIYA MOQORADA”

 

La Soco Taxanaha Silsiladan Oo Wali Daba Furan.