War Farxad Leh:Roobabkii Guga Oo Ka Curtey Deegano Kala Duwan Oo Ka Tirsan Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Roobabkii Guga ayaa waxaa ay ka curteen deegano kala duwan oo ka  tirsan dhulka
Somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyey ay ka jireen abaaro aad u xoogani

tmp_11883-17425938_406449383044990_1162140002023656222_n254840446

Deeganadan oo roobku ka curtey ayaa waxaa ka mid Galbeedka Magaalada Borama , Hargeysa oo uu maanta duhurkii ka curtey iyo Buuro leyda gobalka Sanaag .

Dhamaan Deeganadaasi uu roobku ka curtey ayaa waxaa dadka ku nooli aaad ugu qabowsadeen raxmaadka Eebe SWT

Waxaana ay roobabkani ay imanayaan xili ay bulshada Reer Somaliland ay ku dhufteen abaarihii ugu cusla taas Oo Inta Badan Sababtay In Ay Ku lee’daan Xoolihii Noolaa Iyo Bulshada Oo Wayday Dhuunigii La Cunayey Iyo Biyihii Lagu Noolaa.

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network