Daawo-Afhayeenka Xisbiga UCID Oo Baaq Madaxweyne Siilanyo Warbaahinta U Soo Mariyey + Nooca Uu Yahay Baaqaasi

Hargeisa(GNN):- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Maxames Xassan Khayre (Shabaash)

ayaa waxaa uu madaxweyne Siilanyo ugu baaqey in wasaarada Ganacsiga u soo magacaabo qof shaqada wasaaradaas aqoon u leh .

 

Sidoo kale Afhayeenka ayaa waxaa uu sheegay in kaalintii wasaarada ganacsigu ay ku laheyn arimaha sicir bararka iyo xakameyntiisa ay gabtey

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan