Madaxweyne Siilanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Iyo Marwadiisa +

Hargeisa(GNN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo

waxa uu xalay kulan Casho sharafeed ku qaabiley Madaxweynihii hore ee Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ay wehelinaysay Marwadiisa Huda Barkhad Aadan.

Image may contain: 3 people, indoor

 

Madaxweynaha Qaranka oo ay wehelinaysay Marwada Koowaad ee Somaliland, Marwo Aamina-weris Sh. Maxamed Jirde, Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Wasiirka Madaxtooyada, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiir ku xigeenka Madaxtooyada Axmed Xaashi Cabdi, Safiirka Somaliland u fadiya Imaaraadka, Amb Baashe Cawil Cumar, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Mudane Cali Axmed Cali, iyo xubno kale.

 

Madaxweyne Silaanyo ayaa qasriga Madaxtooyada ku soo dhaweeyey Md. Daahir Rayaale Kaahin, oo wakhtigan dalka ku sugan.

Image may contain: one or more people and people standing

Kulankan ayaan aheyn kii u horeeyey ee ay wada yeeshaan madaxweynaha hada tallada haya iyo madaxweynihii hore, tan iyo intii ay xilka la kala wareegeen dhamaadkii sanadkii 2010 kii.

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting, standing and indoor

Image may contain: 2 people, people standing and indoor

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor