Daawo Sawirada Agaasimaha Wasaarada Warfaafnita JSL Oo Xaflad Soo Dhawayna Loogu Sameeyay Dalka Denmark

Copenhegan:–Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Iyo wacyigalinta Somaliland Md Ahmed Abokor Haldoor Oo Booqsho Gaara Ku Yimi Dalka Denmark Ayaa Maalintii Shalay 25-May 2017 Ay Xaflad Soo Dhawayna Iyo Xogwaraysiya la qaateen Jaaliyada Somaliland Ee Reer Denmark Xafladan Oo Au Si Muleh Uga Dhex Muuqdeen Gudidada Iyo Bahda Xisbiga KULMIYE Waxgarad Aqoonyahano Saxaafada Waxsansheeg News Balidhiig News Ayaa Lagu Qabtay Badhtamaha Magaalada Copenhegan.

Kulankan oo Ku Furmay Jawi Quruxbadan Ayaa Waxa Khuadbad Kooban Oo Xigmad Iyo Nuxur Badan Xamabaarsan waxa Goobta ka Jeediyay Agaasimaha warfaafinta Md Ahmed Abokor Haldoor Xaalada Guud Ee Dalka Iyo Dadku Ku Suganayihiin faah faahina Ka Bixiiyay Abaarhihii Aafada Ahaa ee dalka Ka Dhacay Alxamdulilaah Calaa Kuli Xaal Agaasimaha Ayaa ka warbixiyay Geesta Kale Horumarka dalku Gaadhay Gaar Ahaan G/Saaxil DP WORLD Iyo SALDHIGA Berbera Imaaraadkana Ku Tilmaamay Saaxiib Inagu Soo Kordhay Oo Ina Ogol Agaasimaha Oo Markii Dambe La,waydiiyay Su,aalo Kooban.Hadaba warkan Muuqaala DhawaanFilo Insha Allah hadii Allaha Awooda Lihi Ogolaado Bi,Idmilaahi Tacaala.

Copenhegan Denmark

DSCI3979DSCI3987DSCI3984DSCI4014DSCI3977DSCI3999DSCI4025
DSCI4001DSCI4002DSCI4003DSCI4004DSCI4005DSCI4006DSCI3972DSCI3973DSCI3974DSCI4024
DSCI3996DSCI3997

Log11