Daawo Sawirada Madxweynaha Somaliland OO Salaadii Taraawiixda La Tukaday Shacabka Iyo Dawlada

Masjidka Madaxtooyada Somaliland Oo Dib u dhis iyo ballaadhin casri ah lagu sameeyey iyo Madaxweynaha oo Caawa kula tukaday masuuliyiintii iyo shacbigii tukanayey Taraawiixda.Madaxweyne Siilaanyo Oo Salaadii Taraawixda Ee Caawa la Tukaday Dad Shacab iyo Dawladba Leh

6

1532

Log11