Daawo-Xildhibaan Ka Tirsan Guurtida Somaliland Oo Weerar Afka Ah Ku Qaadey Dawlada Somaliya Una Hanjabey.

Xildhibaan Dheeg oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa

waxaa uu weerar afka ah ku qaadey dawlada Somaliya

Xildhibaanka ayaa sheegay in aanu filaneen in Dawlada Somaliya laga qaado cuno qabateynta dhinca hubka ah ee saaran isaga oo sabab uga dhigay in dawlada halkaasi ka jirta ay tahay mid diciif ah .

 Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu ku hanjabey hadii dawlada Somaliya ay dagaal ku soo qaado Somaliland marka cuno qabateynta hubka laga qaado in ay Soamliland hubka la siiyey oo dhan kala hadhi doonto

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan