War Degdeg Ah Daawo:-Masuul Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Caawa Is Casilay + Sababaha Uu Isku Casilay Oo Ka Hadlay.

Hargeisa(GNN):-Guddoomiyihii Hay’adda Maamul Wanaagga iyo la dagaalanka Musuq-maasuqa Xukuumadda Kulmiye Axmed Muxumed Madar ayaa goor dhaweyd si rasmi ah u shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu xukuumadda Ka Hayay.