Daawo Sawirada Madaxweynaha JSL Oo Saladii Ciida Ku Tukaday Magaaalada Abu-Dubai Kulanna La Qaatay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Nool Imaaraadka.

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ku suganimaaraadka Carabta ayaa salaadii ciidal fidriga ka dib Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan imaaraadka ku qaabiley Hotel ka uu ka degan tahay Abu-Dubai Madaxweynubu.

Kulanka jaaliyadda uu madaxweynuhu la qaatay ayaa ahaa mid ay jaaliyadu nasiib u heshay inay la ciido madaxweynaha qarankooda oo kula sugan dalka imaaraadka, waxaana halkaasi ka hadlay wasiirka wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo jaaliyadda uga mahadnaqay sida qiimaha badan ee ay u barbar taagan yihiin horumarka dalka ka socda, gaar ahaan mashaariicaha kala duwan ee imaaraadku ka wado somaliland.

Sidoo kale waxa isna qayb ka ahaa kulankaasi safiirka imaaraadka carabta u qaabilsan Somailand, md Baashe Cawil Cumar oo isagu ku suntan horumarka balaadhan ee ay somaliland ka samaysay waddamada carabta sida imaaraadka.

Madaxweynaha oo maalmihii u danbeeyey ramadaan ku sugnaa Imaaraadka Carabta ayaa la filayaa inuu la kulmo Madaxda sarsare ee Imaaraadka Carabta, iyadoo la filayo inay ka wada hadlaan arrimaha mandaqada ka taagan wakhtigan oo ay Somaliland hore u cadaysay mawqifkeeda.

Madaxweynaha waxa ku wehelinayay kulankan wasiirka xanaanadaxoolaha, safiirka UAE ee Somaliland, la-taliyaha madaxweynaha ee arrimaha saxaafadda, Safiirka Imaaraadka iyo Safiir Ku xigeenka UAE iyo saraakiil kala duwan oo ka mid ah Madaxtooyada JSL.

No automatic alt text available.

Image may contain: 5 people, people standing

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

No automatic alt text available.

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Image may contain: car

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 4 people

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 6 people, people standing and indoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

Log11