Gudoomiye Cirro Oo Magacaabay Xilalka Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga WADDANI Iyo Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-Jeex Ee Xisbiga

Gudoomiye Cirro ayaa gudoomiye ku xigeenka Labaad ee xisbiga WADDANI u magacaabay Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac halka uu gudoomiyaha xisbiga ee gobolka Maroodi-jeexna u magacaabay Xuseen Aadan Cadde oo isagu hore u ahaa gudoomiyihii xisbiga WADDANI ee dalka Ingiriiska.