Safiirka Dalka Holland U Fadhiya Kenya Oo Somaliland Soo Gaadhay Iyo Nuxurka Kulan U La Qaatay Wasiirka Dib U Dajinta Somaliland

Safiirka Dalka Holland u fadhiya Kenya ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa,waxaana uu kulan la qaatay wasiirka Dib u Dajinta Somaliland.