DAAWO: Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Arrimo Xasaasi Ah.

Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay safaro uu dhawaan ku soo maray deegaano badan ka gobolka Togdheer oo ay ka socoto qaadasha kaadhka diwaan-galinta codbixiyeyaashu.
Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan oo waraysi kooban siiyay telefishanka Somali Cable ayaa waxa ka hadlay sida ay ku timid cagaf uu ku wareejiyay degmada Dhoqoshay oo xiisad siyaaasadeed ka dhex abuurtay fagaareyaasha siyaasadda,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka