Daawo: “Waxay Walaweyn Waqooyi Baday Jabuuti Ka Waabanaysaa” …. Araarta Gabaya Oday

Daawo Waxay Walaweyn Waqooyi baday Jabuuti ka waabanaysaa, Araartaa markuu ka sheekeeyey ayuu Abwaan Cabdirisaaq Maxamed Cabdillaahi (Oday) tiriyey Maanso dhaxalgal ah. Daawasho Wanaagsan