Halkan Ka Daawo-Khatarta Sababta Shilalka Iyo Booyadaha Biyaha Dhaamiya Wakhtiga Ay Faaruqa yihiin, Xawaaraha Socodkooda.

Hargeisa(GNN):-Halkani Waa Jidka u Dhaxeeya Magaalada hargeisa iyo gabiley oo Inta badan Ay ka Sameysmeen godad iyo burbur Laxaad leh Oo Badiba Ku yimid Wadadii Halbowlaha Ahayd Ee isku Xidhaysay Gobolada galbeedka iyo Caasimada hargeisa.

Waxay Ahayd Subaxdii hore ee Saaka Markii Aanu la Kulanay Ku dhawaad ilaa 4 Booyadood oo Faaruqa Oo Doonaya Inay biyo kasoo Dhaamiyaan Ceelasha Degmada Arabsiyo, Waxay Tartan ugu jireen Sidii Ay ugu kala Horeyn ama dheerayn Lahaayeen  Ceelka biyaha, Booyadani Waxay ka mid Tahay Mid Kamid Ah Booyadahaasi Xawaaraha Sare ku Socoday Oo Nafahayga Aanu uga baqnay inay Dhibaato naga Soo gaadho, Waa Booyadii ugu danbeysay Ee markaa Ay noo suurto gashay inaanu Sawirno.

Halkan ka Daawo muuqalkan Kooban.