Qaybtii ugu qosolka badnayd ruwaayadii Sooraan iyo Jawaan ee Internetka

Nala daawada qaybtii ugu qosolka iyo xiisaha badnayd ruwaayadii dhawaan ay matalayeen Sooraan iyo Jawaan ee lagu magacaabo Internet.