Daawo–Qaabkii Ay U Dhacday Xilka Qaadista Madaxweynaha Hirshabeele Khilaafku Halka Uu Marayo.

Baarlamanka maamulka HirShabelle uu xilka ka qaaday madaxweynihii maamulkaas Cali Cabdullaahi Cosoble. ilaa 68 Xildhibaan ayaa ogolaatay in xilka laga qaado madaxweyne cusub.

 

xildhibaano ka tirsan kuwa xilka ka qaaday madaxweyne Cosoble ayaa saxaafadda la wadaagay sida ay dhacday xil ka qaadistaas, waxayna xaqiijiyeen in 68 xildhibaan ogolaatay in kalsoonida lagala noqdo madaxweynihii hore

ee Hirshabelle.

 

Xil ka qaadistaan ayaa imaaneyso xilli maalmihii dambe ay xildhibaan badan isku baheysteen sidii Cosoble xilka looga qaadi lahaa, iyagoo ku eedeeyey inuu gudan waayey shaqadii loo dhiibtay.

Halkan Ka Daawo