Daawo- Shacabka Degamada Xudun Oo Soo Dhaweyn Dhoolatus Ah Maanta Ku Qaabilay Musharax Cabdiraxmaan Ciro

Shacabka ku nool magaalada Xudun oo ka tirsan gobalka Sool ayaa waxaa ay maanta soo
dhaweyn u muuqata in ay mid dhoolatus ah ay maanta ku qaabileen musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro

Musharax Ciro ayaa ujeedka uu maanta Xudun u tagay ayaa aheyd in uu shacabka deegankaasi ku nool uu ku wacyi galiyo in ay qaatan kaadhka cod bixinta Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan