Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Maanta Kala Direy Shaqaalihii Iyo Gaadiidkii Ka Hawl Galayay Qaybinta Kaadhka Codbixiyayaasha

Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo gaadiidkii ka hawl galayay qaybinta kaadhka codbixiyayaasha gobolka Sanaag oo maalinka barri ah si rasmi ah u bilaabmaysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka