Daawo:– Haween Isu-soo-bax Ka Sameeyay Jidadka Halbowlaha U Ah Magaalada Hargeysa Baaqna U Diray Xukuumada Talada Dalka Heysa.

Qaar ka mida haweenkii ku caydhoobay ee ay xooluhu kaga baxeen abaarihii kulula ee wadanka ka dhacay ayaa isu-soo-baxyo ka sameeyay jidadka halbowlaha u ah magaalada Hargeysa.

Haweenkan ayaa xukuumada Somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ka codsaday inay u sameeyaan dib u dejin iyo xooleyn.\

Haweenkani waxaa ay sheegeen in ay magaalada soo galeen kadib markii ay abaartu xoolihii ka saartay farahooda.

Halkan Ka Daawo