Daawo Wariye Cabdisalaam Hereri oo Warbixin ka diyaariyey nolosha Soomaalida ku nool magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka.

Daawo Hereri Iyo  Minneapolis Warbixinta Cabdisalaam Hereri ka diyaariyey nolosha dadka Soomaalida ee ku nool magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka.