Halkan Ka Daawo-Hogaanka Sare Ee Dugsiyada Nuuradiin Schools Oo Abaal Marino Qaaliya Kagaga Farxiyey Ardaygii Ugu Sareeyey Imtixaankii Shahaadiga Dalka iyo Kuwii Kaalmaha Hore Galay.

Halkan Ka Daawo-Hogaanka Sare Ee Dugsiyada Nuuradiin Schools Oo Abaal Marino Qaaliya Kagaga Farxiyey Ardaygii Ugu Sareeyey Imtixaankii Shahaadiga Dalka iyo Kuwii Kaalmaha Hore Galay.

Hargeisa(GNN):-Hogaanka Sare Ee Dugisyada Nuuradiin Schools Ayaa maanta Munaasibad Balaadhan U Qatay Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Imtixaanaadkii Shahaadiga Ahaa ee Dalka Somaliland.
Waxaana Mulkiilaha Dugsiyada Nuuradiin Uu Abaal Marin Qaaliya Kagaga farxiyey Ardaygii Ugu Sareeyey Guud Ahaa Imtixaankii Shahaadiga Ahaa ee Qaranka Somaliland Oo Kamid Ahaa Ardayda Wax ka Baratay Dugsiga Sare Ee Nuuradiin.

aassddfff ffgggg

hhgggffddgghhhff ghhyyjkkk

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Munaasibadan iyo Hadyadaha Qaaliga Ah ee Ardayda Lagu Abaal Mariyey.