Haweenay 6 sano Jaamacad ku jirtay oo Beri Qalin jabin lahayd oo Ku Geeriyootay Qaraxii Ka Dhacay Moqdisho..Allah ha u naxariisto

Haweenay 6 sano jaamacad ku jirtay oo beri qalin jabin lahayd oo ku geeriyootay qaraxii ka dhacay Moqdisho..Allah ha u naxariisto.. 15.10.17

IMG_6675

#Drs_Maryan Cabdullahi barito xaflada qalin jabinteeda jaamacada Ayey Aheyd lakin maanta waxey ku geeriyootay weerarkii Muqdisho ka dhacay Aabaheeda Cabdulaahi Waxay Ku Casuuntay Xaflada Qalinjebinteeda Jaamacada
Maryan Aabaheyd Lama Qiyaasi Karo Caawa Xaaladiisa gabadhiisa Oo 6 -Sano Waxbarasho Ku Jirtay Uma Suuragelin Berito Inuu Xaflada Qalinjebinteeda La Qeybsado Laakiin Berito Maryan Ayuu Aasayaa Aabe Cabdulaahi

Aan U Duceyno Walaalayaa Maryan Iyo Inta Kale Ee Ardey Gaariga la Saarneyd Oo Ku Geeriyootay Qaraxa

Mucaawiye Muudey