Waxgaradka,Haweenka Iyo Haldoorka Beesha Akisho Oo Taageero Mug Leh U Muujiyey Xisbiga WADDANI.

Wajaale(GNN) Madaxdhaqameedka,odayaasha,waxgaradka,ganacsatada,haweenka iyo haldoorka Beesha Akisho ayaa munaasibad ay iskugu yimaadeen oo ka dhacday magaalo xuduudeedka Tog-wajaale waxay ku shaaciyeeen kuna soo bandhigeen taageerada laxaadka leh ee ay u hayaan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.

  (212)