Halkan Ka Daawo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Dooday Xeerka Qabyo Qoraalka Deegaanka

Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay maanta yeesheen waxay kaga doodeen Xeerka qabyo qoraalka Deegaanka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka