Dagaal u Dhaxeeyey Laba Beelood Oo ka Dacay Deegaanka Dararweyne Gobolka Sanaag Dhimashada Oo Maraysa 10 Qof.

Sanaag(GNN):-Wararka hada ka soo baxaya dagaalkii maanta ka dhacay deeganka Darar Weyne ee gobalka Sanaag ayaa wararku waxa sheegayaan in dhimashadu ay ka badan tahay 10 qof isla markaana dhaawacu ka badan yahay 20 qof sida ay u xaqiijiyeen Masuuliyiin Xukuumada ka tirsan.
Halkan hoose ka Dhegayso.