Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Tukaraq Oo Taageeray Imaanshaha Ciidamada Qaranka Somaliland ee Ku Sugan Tukaraq,

Hargeisa(GNN):-Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Tukaraq ayaa taageeray imaanshaha Ciidamada Qaranka Somaliland ee Deegaanka Tukaraq, waxaanay sidoo kale fariin adag u direen Maamul Goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka