Daawo 14 Qof Oo Ciidanka Dabdamiska Ah Oo Ay Yeelatay Magaalada Gabiley Iyo Maayerka Gabiley Oo Balanqaadey Maaliyadooda

Gabiley(GNN)Dawlada Hoose Degmada Gabiley Ayaa Baryahanba Wadey Dadaal Lagu Baadi Goobayo Dhalinyaro Aqoonyahana Oo Hanan Kara Shaqooyinka Ciidanka Dabdamiska Ee Magaalada Gabiley Oo Baahi Wayn Loo Qabo,Dawlada Hoose Degmada Gabiley Iyado Kaashaneysa Ciidanka Dabdamiska Qaranka Waxay Soo Bandhigtey In Loo Baahanyahay 14 Xubnood Oo Ka Shaqeeya Dabdamiska Magaalada Gabiley, Iyadoo Dawlada Hoose Ee Ay Damaanad Qaadeyso Gunooyinka Iyo Naaxinta 14  Qof Ee Guuleysta,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

Waxana Durtadiiba Siifiiyadoodii Kenay 147 Xubnood Kuwaasi Oo Damacsan Fursada Dahabiga Ah Ee Ay Soo Bandhigtey Dawlada Hoose Ee Uu Hogaaminayo Maayer Maxamed Amiin Cumer Cabdi,

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE