Daawo Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Saldhigii Labaad Ka Dhagax Dhigey Xaafada New Gabiley Soona Bandhigtey 6 Mashruuc Oo Ay Fulinaso Iyo Deeganada Laga Fulinayo

Gabiley(GNN)Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Maanta Xaafada New Gabiley Waxey Ka Dhagax Dhigtey Saldhig Labaad Oo Laga Hirgalinayo Magaalada Gabiley Sido kalena Waxey Soo Bandhigtey Dhismayaal Ayka Fulinayso Deegaanada Gobolka Gabiley,Waxana Kaso Qaybgaley Dhagax Dhiga Saldhigan Cusub Badhaasbka Gobolka Iyo Masuuliyiin Kale,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.net)

GABILEY  OFFICE