Daawo Haweenay Ka Ganacsata Khudaarta Arabsiyo Oo Tilmaamtey In Khudaarta Laga Keeno Dalalka Shisheeye Ka Lacag Jaban Yihin Ta Dalka Kaso Baxda

Arabsiyo(GNN)

Shabakada Wararka Ee Gabileynewsnetwork Ayaa U Kuurgashey In Ay Waxka Ogaato Xaaladaha Ku Xeeran Haweenka Ka Ganacsada Khudaarta Kaso Go,da Beeraha Dalka, Gaar Ahaan Degamda Arabsiyo Oo Ka Mida Deeganada Hodanka Ku Ah Waxsoosaarka Dalaga Beeraha,Waxa Soo Badanaya Isticmaalka Khudaarta Laga Keeno Dalalka Shishieya Iyado loo Aanaynayo Sababta Beeralayda Dalku Ay Hoos Ugu Dhacdey In Soo Saaran Khudaar Ku Filan Shacabka Dalka Ay Tahay In Bulshadu Ayna Fahansaneyn Hanaanka Waxsoosaarka Saraca Beeraha Iyadoo Ay Jirto  Wacyigalin La,aan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

ARABSIYO OFFICE