Daawo Maayerka Degmada Gabiley Oo Si Adag Ula Hadley Maamulka Somalia Bogadiyayna Mawqifka Uu M/Weyne Muuse Biixi Ka Qaatey Heshiiska Dp World

Gabiley(GNN)Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Cabdi Oo La Hadlayay Warbaahinta Ayaa Si Adag Ula Hadlay Maamulka Somalia Oo Faragalin Ku Haya Heshiiska Dp World La Gashey Somailand,Geesta Kalena Wuxu Bogaadiyay Go,aanka u Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ka Qaatey Heshiiska Dp World,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO 

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE