Daawo Wasiirka Hawlaha Guud Dhulka Iyo Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha Badhaasbka Gobolka Gabiley Ayaa Xal Uhelay Muran Dhul Oo Laysku Khilaafsana Magaalada Wajaale

Wajaale(GNN)Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryaynta Somaliland Iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Badhaasbka Gobolka Gabiley  Maxamud Saleebaan Cali Ramaax Maayerka Magaalada Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi Ku Xigaha Maayerka Wajaale Iyo Xoghayaha Fulinta   Ayaa Xalwaara   Ka Gaadhey Dhibaato Ka Taagneyd Dhul Hore Loo Mariyay  Tom Baleynka Magaalada Wajaale,Dhulkan Oo Maalmihii Udanbeeyay Laysku Khilaafsanaa Hanaanka Loo Mariyay Town Balynka Ayaa La Xaliyay Waxana Siwada Jira Ugu Qancey Go,aanka Dawlada Dhinacyadii Ay Khuseysay  Waxana Gabi Ahaanba Meesha Laga Saarey Khilaafka  Ka Taagna Dhulkaasi,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

Waxana Warbaahinta Siwada Jira Ula Hadley Badhaasbka Gobolka Gabiley Maxamud Saleeban Ali Ramaax Iyo Gudoomiyaha Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi  Badhaaska  Waxeey   Sharaxaad Ka Bixiyyeen Hanaanka Wax Uqabsoomeen  Waxeyna Yidhaahdeen,Geesta Kalena Badhaasbka Gobolka Gabiley Wuxu   Digniin Udirey Dadka  Anteenada Taaganaya Ee Sida  Sharcidarada Ah Ku Isticmaalaya Kadhadhka  Isogo Fariina Udirey Shirkadaha Isgaadhsiin,

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

WAJAALE OFFICE