War Deg Dega Daawo Mid Ka Mida Hogaanka Sare Ee Xisbiga Waddani Oo Iska Calisey Golaha Dhexe Iyo Xubinimadii Xisbiga Waddani

Gabiley(GNN)Eng Muuse Abdilaahi Nuur Oo Ka Mid Ahaa Hogaan Sare Ee Xisbiga Waddani Ayaa Gabi Ahaanba Shaaciyay In Uu Iska Casiley Xilkii Hogaanka sare Ee Golaha Dhexe Iyo Xubinimadii Xisbiga Waddani Eng Muuse Abdlahi Nuur Ayaa Mahadnaq Balaadhan Uceliyay Hogaanka Sare Ee Golaha Fulinta Iyo Dhamaan Qaybaha Kala Duwan Ee Xisbiga Waddani Wuxuna Uga Mahadceliyay Sidii Milagaha Sharafta Iyo Karaamada Lahayd Ee Mudada Lixda Sano Ahayd  Ay Uwada Shaqeyeen,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

Eng Muuse Oo Ka Mid Ahaa Masuuliyiinta Ugu Sareysa Xisbiga Mucaaridka Ah Ee  Waddani Oo Shabakada Gabieynewsnetwork Ay Waxka Waydiisey Ujeedka Ka Danbeeya Iscasilaadisa, Waxa Uu Hoosta kA Xariiqey In Ay Tahay Arimo Ugaara Ah Isaga Oo Aanu Jeclayn In Uu Warbaahinta La Waddago,

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE