Daawo Garoonka Mo Farah Ee Magaalada Gabiley Oo Laga Furey Tartan Kubada Cagta Ah Oo Ayku Loolamayaan Kooxaha Heerka Koobaad Waana Tartankii Sadexaad Oo Xidhiidha

Gabiley(GNN)Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Garoonka Mo Farah Ee Magaalada Gabiley Ka Bilawdey Tartan Kubada Cagta Ah Oo Ayku Loolamayaan Kooxaha Heerka Kobaad Waana Wareegii Sadexaad Oo Xidhiidha Oo Laga Fuliyo Garoonka Mo Farah Ee Magaalada Gabiley,Dawlada Hoose Waxey Wadaa Hanaan Lagu Hirgalinayo Amaamiirta  Xukumada Ee Ku Saleysan Dhiirigalinta Dhalinta , Ciyaaryahanada Ka Qaybgalaya Tartanka Ayaa Dhamaantood Mahadiyay  Tartanada Isdaba Jooga Ah Ee Loo Yagleelayo Waxeyna Ahmiyada Sarayaan In  Ay Ku  Hirdamaan Ciyaaraha Kala Duwan Ee Laga Fulinayo Gobolka Si Uga Mashqulan Balwadaha,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE