Daawo-Madax-dhaqameed Ka Socda Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso Iyo Ujeedada Socdaalkooda.

Wafti Madax-dhaqameed Reer Somailand ah ayaa gaadhay Magaalada Boosaso ee maamulka goboleedka Puthland, socdaala xubnahan madax dhaqameedka ah ayaa darnaa ka qaybgalka xaflad lagu caleemo saarayo mid ka mida isimada Puthland oo maalinta beri ah lagu caleemo saarayo Deegaanka Carmo ee Magaalada Boosaaso.