Daawo Tartan Aqooneed Dhex Marey Dugsiyada Dawliga Ah Ee Gobolka Gabiley Waxana Kaalinta Kobaad Wada Galey Dugsiyada Gabiley Iyo Kalabeydh Iyo Qaabka Uu DHacey Tartanku

Gabiley(GNN)Tartan Aqooneedkan Oo Ahaa Mid Ayku Tartamayeen 10 Dugsiyada Hoose Dhexe Ee Dawliga Ah Ee Deegaanada Gobolka Gabiley,Waxana Tartankan Soo Agaasimtey Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Iyo Maamulka Waxbarashada Gobolka Ujeedka Tartankan Ayaa La Xidhiidha Kobcinta Iyo Curinta In Kor Loo Qaado Tayada Waxbarashada Iyo  Isdhexgalka Bulshada Si Loo Helo Ardey Aqoontoodu Sareyso Oo La Jaanqaadaya Dunida Casriga Ah Ee Ku Dhisan  Aqoonta Iyo Ilbaxnimada,Waxana Xaflada Tartan Aqooneedka Ah  Kaso Qaybgaley Masuuliyiin Macalimiin  Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulsahda, Waxana Tartankan Aqooneedkan Ku Guuleystay Dugsiyada Kalabeydh Iyo Shekh Muxumed Warsame Oo Kaalinta Koobaad Wada Cidhiidhsadey,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE