Daawo Ardeyda Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Cigaal Oo Magaalada Gabiley Wacdaro Lama Ilaawana Kuso Bandhigey Xuska 18Ka May

Gabiley(GNN) Dugsiga Cigaal Sakendary And Brimary Oo Ka Mida Dugsiyada Ugu Caansan Uguna Waxbarashada Fiican Gobolka Gabley Ayaa Si Baxadleh Uga Qaybqaatey Dabaal Dega Xuska Qaran Ee 18Ka May Waxana Kumanaan Iyo Boqolaal Ardayda Dugsiyada  Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Cigaal Kuso Bandhigen Goobaha Banaanbaxu Ka Socdey Waxeyna Dhamaantood Ardaydu Siteen Calanka Qaranka Iyo Astaamaha 18ka May Waxeyna Ku Dhawaaqayeen Ereyo Ayku Cabirayaan Dareenkooda Ku Saleysan Sidey Ugu Faraxsanyihiin In Ay  Ayka Qaybqaataan Maalinta Qaran Ee 18Ka May,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE