Daawo Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Ujarmaaday Degmada Agabar Oo Aan Inta Badan Helin Xuquuqdii Ay Lahayd Iyo Sababta Socdaalkisa

Agabar(GNN)Badhasaabka Gobolka Gabiley Ayaa Degmada Agabar Ubaqooley Socdaalkiisa Wuxu La Xidhiidha In Uu Ogaado Xaaladaha Dhabta Ah Ee Ka Jira Deegaanada Gobolka Gabiley Waxana Socdaalkisa Qaybka Ahaa Masuuliyiin Kale Oo Xilal Ka Haya Gobolka Cagaaran, Badhaasbka Gobolka Gabiley Wuxu Xilka Hayaa Mudo Bil Ah Socdaalkisan Degmada  Agabar Waa Uun Isbarasho Iyo In La Hubiyo Baahiyaha Degmada  Agabar Oo Inta Badan Aan Xuquudeeda Helin, Dadka Deegaanka Agabar Waxey Si Wanaagsan Usoo Dhaweeyeen Maamulkan Cusub Waxeyna Iswaydiinayaan Maxa Ka Danbeyn Doona Socdaalkan Mana Noqon Doono Mid Midha Dhala Oo Lagaga  Jawaabo Baahiyaha Ay Bulshadu Qabto Oo Ah Kuwo Aan Lasoo Koobi Karin.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Masuuliyiinta Iyo Ururada Bulsahda Degmada Agabar Ee Ka Tirsan Gobolka Gabiley  Ayaa Tilmaamay Muhiimada Kulankan Uu Badhaasbku Fadhiyo, Badhaasbka Gobolka Gabiley Iyo Masuuliyiinta La Socotay Ayaa Iyana Sharaxaad Ka Bixiyay Hanaanka Socdaalkoda Iyo Waxa Uu Daarnaa.

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE