Daawo Deegaanka Gobka Daarima Ee Gobolka Gabiley Iyo Baahiyaha Ka Jira Sida Laago Soo Gaadhay Beeraha Barkado Burburey Iyo Xaalada Guud Ee Deegaankaasi

Gabiley(GNN)Deegaanka Gobka Daarima Waa Deegaan Hoos Imaad Gobolka Gabiley Waana Deegaan Galbeed Kaga Beegan Magaaladda Gabiley Bulshada Deegaankaasi Waxey Qabaan Baahiyo Badan Sida Caafimaadka Biyaha Waxbarashada Iyo Laago Jeex Jeexay Gabi Ahaanba Beerihii Gobka Daarima Iyo Xaalada Guud Ee Deegaankasi Oo Xiligan Ah Mid Dhibaato Ku Baahday,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.NET)

GABILEY OFFICE