DAAWO: Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo beesha caalamka ugu baaqay inay gacan ka gaystaan dhibaatada Duufaanta Sagaar.

Gudoomiyaha xisbiga Wadani mudane Cabdiraxmaan Maxamad Cabdilaahi Cirro ayaa baaq u diray dunida caalamka, xili uu ka qayb galayay shir ka dhacay magaalada Brussels ee xarunta wadanka Belgiumka.

Halkan ka Daawo.