Daawo Maayerka Degmada Gabiley Oo Socdaal Ku Jooga Dalka Sweden Ayaa Booqdey Xarunta Baarlamaanka Dalka Sweden

Sweden(GNN)Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Cabdi Oo Baryahan Danbe Socdaal Ugu Maqan Dalka Sweden Ayaa Maanta Isaga Iyo Wasiirku Xigeenka Arimaha Dibada Waxey Boqden Xarunta Baarlamaanka Dalka Sweden Waxeyna Kulama La Qaateen Madaxda Baarlamaanka Dalkaasi,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://www.youtube.com/watch?v=8kmI-p_3tNo

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE