Daawo Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Ayaa Kormeer Ku Tagey Baliyada Xaafadaha Daami Iyo Jig Jiga Yar

Hargeisa(GNN) Madaxweynaha JSL Ayaa Kor Meer Ku Tagey  Biyo  Fadhiisanaya Xaafadaha Daami Iyo Jig jiga Yar Ee Caasimada JSL Iyagoo Baliyadaasi Ay Gabi Ahaanba Isku Socodka Shacbka Gaadidka iyo Xoollaba Dhib Weyn Ku Haya Fataha Balayaadi Madaxweyne Biixi Isagoo Arimaahaasi Ka Duulaya Ayaa Kormeer Balaadhan Ku Tagey Baliyada Biyo Fadhiisinadaasi Ayaa Ciidanlka Xooga Somaliland Golaha Deeganaka Caasimada Ku Amrey Iney Dag Deg Uga Hawlgaalan

 

HALAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

 

Gabileynewsnetwork(Gabiley.net)

GABILEY OFFICE