DAAWO: Madaxweyne xigeenka Somaliland oo gargaarkii Imaaraatka gaadhsiiyay dadkii ku dhibaatoobay deegaanka xeebta.

Madaxweyne ku xigeenka JSL mudane Cabdiraxmaan Saylici waxa uu saaka qaybiyay raashin iyo mucaawinooyin kale oo dawlada Imaaraatku kusoo deeqday.

Halkan ka Daawo.