DAAWO: Prof Cali Khaliif , Iska hadle ina igare Gaas waxba kama tihid Sool iyo Sanaag ee Gaalkacayo aad.

Halkan ka daawo prof Cali khaliif oo ka hadlay arinta Tukaraq , isaga oo fidnada iyo dagaalka oo dhana dusha u saaray Cabdiwali Gaas.

Halkan ka daawo: